Ugaas Maxamed Wali ayaa kaso Horjeestay Heshiiskii ay magaalada Kismaayo kuwada Gareen Dowlada Federaalka soomaliya iyo Maamulka Raskambooni Heshiskaas oo ka Koobna labo qadob,
Geesta Kale Ugaas Maxamed Wali Waxa uu sheegay inaysan aaminsaneyn wax natiijo ah inay kasoo bixi doonaan shirka Dawlada ku qabaneyso Muqdisho ee dadka Jubbooyinka gogosha ufidisay.
Ugaaska ayaa dadka Jubbooyinka Daga ugu Baaqay in Shir Gooni ah ay isugu yimadaan isla markasna ay ka Tashadaan ayahooda,Ugaaska ayaa Shegay in Dowladu u Xaglinayso Hal dhinac isla markasna ay Tageerayso Axmed Madoobe,
Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com