Dhegeyso:- Dagaal qasaare geystey oo ka dhacay Deegaanka Awdiinle e Gobolka Bakool

1
65

dagaal81Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugn deegaan u dhaxeeya Fool-feyle iyo Awdiinle ayaa saaka weeraray saldhig ay Al-shabaab lahayd, dagaalkaas oo muddo ayaa la sheegayaa inay labada dhinac uga dhigteen sideed qof, kuwo kalena ay kaga dhaawacmeen.

Taliyaha ciidanka boliska ee gobolka ayaa isagoo la hadlaya warbaahinta magalada muqdisho waxaa uu sheegey in dagaalka ay ayagu ku qaadeey kooxaha Alshabab goobtiina ey kala wareegeen.

 

Booliska Gobolka Bakool
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Booliska Gobolka Bakool Mobil
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. KKKKKKKKKKK DigilMirifloow Alshabaab intaad la dagaalaysaan Ayaa Dhulkiiniii lakala Qeybsanayaaye maad is garataan
    Afgooye ka soo bilaaw illaa iyo Buurhakaba waxaa haysta Abgaal iyo xulufadiisa ee Ha la is ogaado Digilow miriflow aan is eegno sidaan si dhaanta aanu Samayno

Comments are closed.