Ex Xildhabaan Hilowle ayaa shegay in Nabadoon xaad u yahay Oday somaliyeed Balse usan shaqo ku lahayn kismaayo cidnana aysan u joogin waxbana aysan ka galin in uu kismaayo ka hadlo wuxuna shegay in loga bahanyahay in uu ka hadlo dilalka kadhacaya Magaalada Muqdisho iyo deegaanada uu kasoo jeedo,
Hilowle ayaa shegay in aysan jirin Cid lagu dilay kismaayo isla markasna xaad uu ka hadlay war an waxba kajirin Waxaana uu shegay in xaad Loga bahanyahay in uu ka hadlo dhibatooyinka katagan Muqdisho .
Jawaabtan ayaa wexey kusoo beegmeysaa xili uu shaley nabadoon xaad uu sheegey in maamulka raskambooni uu dhibaato u geysto shacabka ku dhaqan magalada kismaanyo.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Xildhiban HIlowle Mobil
Daafeet.Com
Xaad waa munaafuq labo wajiile ah mana la yaqaano cid uu isin u yahay.Waana Argagaxiso qabyaalad u dheer tahay, marka wuxuu u baahan yahay ilaa dameer buu ahaaye qalaciisii in lagu dhajiyo.
Comments are closed.