Xoghayaha Difaaca Ahlusunada Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isaaq Xuseen Mursal ayaa waxa uu caawa ka dhawaajiyay inay ka jawaabi doonaan weeraro sida uu sheegay ku soo qaaday ciidamadooda ciidan beeleed uu hogaaminaayo gudoomiyaha degmada Doolow Cabdirashiid Xasan Abdi Nuur ‘Janan”.
Hadalkan kasoo yeeray Sheekh Isaaq Xuseen Mursal Xoghayaha Difaaca Ahlusunada Koonfurta Soomaaliya ayaa imaanaya xili maanta saansaan colaadeed laga soo sheegayay gobolka Gedo ee dhaca KoonfurGalbeed Soomaaliya.
Xoghayaha ayaa la waydiiyay sida ay wax u dhaceen,Waxa uuna ku jawaabay
isaaq xuseen mursal somaalidiisa ya waye!?
@jiirow, waa DM, wuxuu ka yahay ma aqaano, balse u badinayaa inuu Macalinweyne yahay.
Midkan dagaalka waa mid maamulka KMG Jubba la rabo in lagu keeno Gedo, maadaama Garbahaarey iyo Beledxaawo ka taliyaan Ahlu-sunna.
Dhibka ayaa waxa ah mediyaha DM kor iskama saarin arinta Gedo iyo weliba dagaalaadan
Comments are closed.