Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxaa maanta laga waayay Qudaarta la cuno kadib kolkii baabuurtii ka keeni lahayd degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ay waayeen wado ay maraan ka dib kolkii uu roob ku da’ay wadooyinka oo awalba la liitay dayactir la’aan ku habsatay 22kii sano ee lasoo dhaafay
Halkan ka dhegayso warbixinta
waxaan idin sheega dowladan wado madhisto waa wakiil reer galbeed dowladan somaliya wexey uyaqaanin xamar ilaa ceelasha biyaha kismayo viiso ayaa lagarawa beled xaawo itoobiya kataliso shabelaha hoose mategi karto ayadoo aanlasocon wasirka cadalad kushega jowhar waa godoon fatahad kama warhayso ciidankeedi oo halsano lasoo dhisayi isbaaro madhaafsisna gargurte safar kama dhamado hurdaye shir kama dhamado gaashan dhig iyo taliyayashiisa marqan makabaxan waa dowlad isudhiibtay beesha caalamka oo markastaba dawa ordeysa gawadha ugusafarka jecel fowsiya iney gaalada calaancansho noo gargaara walaanahay war ilaahey isku dhiiwa iskutashada saad duliga ugu baxdiin koley dowladan cidii rajo kaleh ayaaba waalan
Comments are closed.