Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab sheekh Cali Dheere ayaa Cadeeyeey in uusan wax Xirir ah kadheynin Col Barre Hiraale isla Markasna Hadaladaas ay yihiin Kuwo laga Faafiyey Al-Shabaab sida uu shegay Cali Dheere oo ka hadlayeey Barnaamij Diini ah.
“Barre Hiiraale waxaan ku ogeyn isaga oo kamid ah ridada meel uu ku toobad keenay iyo meel Media lagama maqlin anagana masheegin, marka waa la garanayaa inaysan jirin cilaaqaad naga dhaxeeya waxaana taas u aragnaa inay tahay Borobogaan”.
Halkan hoose kaga dhegeysa Mobilkiina
Sh Cali Dheere Mobil
Daafeet.Com