Dhegayso..General Ibraahim Yarow “Waxaan rabnaa inaan cagta marino nabadiidka"

2
103

taliyeGeneral Ibraahim Yarow ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay ka go’an tahay inay cagta mariyaan waxa uu ugu yeeray nabadiidka oo uu ula jeedo Xarakada Shabaab.

Taliyaha qaybta 60-aad ee Ciidanka Qalabka Sida General Ibraahim Yarow ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka Qalabka Sida ay ka go’an tahay inay cagta mariyaan nabadiidka.

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

2 COMMENTS

  1. Generaal yarooow waa salaman tahay qudhuucu dariiqane amaba mooryaanta hooyooyiinka umusha ah isbaarada udhiganaayo maxaa katiri?

Comments are closed.