Xasan Qaasim Warsame oo ah Afhayeenka Col Barre Hiraale ayaa shaaca ka qaaday in ay Weraar ku qaadi Donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan ka qayb Galeen shirka Muqdisho ka furmaya ee Arimaha Jubbooyinka loga hadlayo.
Xasan ayaa shegay in si Awood ah ay ku gali donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan u dulqadan doniin waxa kasocda kismaayo waxa kale uu shegay in dib u lo dhigay shirka dib u heshisinta jubbooyinka isla markasna ay Go”aan cad ka qadan Donaan Shirka Muqdisho ka furmaya.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Afhayeenka Bare Hiiraale Mobil
Daafeet.Com
af dhashiike adiina jubaland ley fadaaseey wal kooka hor mariiley maa ii dhulka dadkii indhaladeen leedanaa .may shub in eyiin hiirale iyo madoobe isku midleeyuu lamadaba. hdedheel dhamaati
Comments are closed.