Dhageyso: Suxufi Aqoonyahan C/casiis Saalax oo Is Barbardhig Ku Sameynaya Shirarkii Dowlad Goboleedka Loogu Sameeyay DM Iyo Shirka Hada Ka Socda Baydhabo

3
48

cabdi casiisDhegeystayaal waxaan shaley qadka telfoonka ku tiigsaney Suxufi C/casiis Sheekh Saalax oo sida aad ka warheysaan qoraalo badan ka qorey xaalada guud ee uu ku sugan yahay gobolada koonfur galbeed ee somaliya, Suxufiga ayaan waxaan ka wareysaney aragtidiisa ku adan Maamulka howshiisa ey beryahan ka socoto caasimada Gobolka Bay ee magalada Baydhabo.

Cabdi casiis oo iyo wareysigiisii waakan ee nala dhegeysta

 

Wereysi Cabdi casiis sh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Wereysi Cabdi casiis sh Mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. aadii ki dhalii walee madhiisa maasha allaah ilaahay niin badii adaookale d.m difaac yee la siinki fadee.

Comments are closed.