Waxaa saaka warbaahinta Koonfur galbeed wareysi khadla telefoonka ah la yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur galbeed ee Boqortooyada Sacuudiga Cumar Mursal Yaxye (Cumar Bongo).
Dhageyso: Wareysiga Cumar Bongo Dhinacyo Badan Taabanaya oo Saaka Aan La Yeelanay Gudoomiyaha Jaaliyada K/galbeed ee Sacuudiga
Cumar Bongo ayaa waxa uu inooga waramay sida ay Jaaliyada Digil I Mirifle ee Sacuudiga iskugu xirantahay iyo sida ay ugu warhayaan xaaladaha ka jira gobolada Koonfur galbeed gaar ahaan shirka ka socda Magaalada Baydhabo Janaay.
Gudoomiye Cumar Mursal (Cumar Bongo) oo waxbadan ka hadlaya ayaa Baaq u jeediyay Shakhsiyaadka Digil iyo Mirifle ee Fikirka Khalafsan ku jira, uguna baaqay inay ka tanaasulaan Fikirkaas oo ay Dhexda ka Raacaan Dadkooda.
Hadaba Wareysiga Cumar Bongo oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ka Dhageyso Hoos.
Halkan hoose kaga dhegeyso MobilkadaÂ
Daafeet.Com
waaaaaaaaaaaan kufarahsanhy qanb DM hormrkoda aya wata scda alle
Comments are closed.