Waxaa goordhow wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan Shirka ka socda magaalada Baydhabo la yeelanaya Afhayeenka Odayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Maxamed Yacquub Deerow.
Afhayeen Malaaq Deerow oo wareysiga aan la yeelanay dhinacyo badan taabanaya ka dhageyso hoos.
Daafeet admin may geeky may ky dhiyi qiibty mobile ky laky dhughunsidaayi
Sc.waa ku mahadsantihiin aqbaaraadka aad noo soo gudbisaan Daafeed.com waxaa tihiin kan ugu fiican warbaahinta Arlaadi hadaba qadiyada D&M wax hada soo bilowdey ma’aha hadaba guri dhisow ubahan hadaad tiirka ka jabineyso weligiisa ma dhismaayo gurigaas laakiin qadiyada D&M meesheeda ayey taagnaanee halaga daayo aflagadada & brobagandada & ceebta lala daba taagan yahay waxgaradka D&M teeda kale xilibaanada xooga aan saarno dowlada ayey ridi karaan dowlada anaga ayey cadow noo tahay iyadana cadow wey leedahay hadii la raadiyona waa la helayaa marka shaqsi wuu daneysan karaa lkn 61 xilibaan ma wada daneysan karaaaaaan.???. Talada adaa ku nool iyada kuguma noola
wan tageer sanahay shiirka baydhwo waa shirfiican waa in lajagero
Ok
bismillaahi raxmaani raxiim
ugu horeyn waxaan salaamayaa warbaahinta shaqaalaheda mida 2aad umada soomaaliyeed
qaasatan d/m walaalayaal qadiyadiina weligiina haka daalina iskuna xirnaada yaanan la’idinka faa’ideysanin
asc walal yaal DM waxaan idiin leeyahay hadal kaligiis wax mataro ficil la imaada dhulka aan anaga leenahayna aan ku dhimano…
Waxaan la yaabay nimaan mar kastaba hadal uun haayo ficil laheyn in la aamuso ayaa ka fiican qofkaan ka qiimaha dhulkiisa iyo in asaga loo socdo in la adoonsado la xoogo la kufsado aan damiir lahayn nimankii heerkaas gaarsiiyay ayaa maantana weli horjooge u ah goomaay wax garanayaan marka qabtiga la geeyo ayaan unmaleynaa inay wax garandoonaan in ay weli hadlaayaa xaaraantii sida xaabsade iyo aadan madoobe kutuba xoorka ahaa labadaas iyo kuwa badan oo lamid ah ayaa umadaan lug gooyay
Comments are closed.