Dhegeyso:- Beesha Habar Gidir oo kasoo horjeestey shirka maanta ka furmey magalada Muqdisho

0
65

habar gidirMagaalada muqidhso ayaa waxaa maanta kulan ku yeesha Siyaasiyin iyo Waxgarad kaso Jeeda Beesha Habar Gidir kaas oo loga soo Horjeeday Shirka maanta ka Furmay magaalada Muqdisho kaas oo Diirada lagu sarayeey Arimaha Jubbooyinka iyo sidii Xal loga Gaari lahaa.

Xildhabaano Barlamaanka soomaliya Katirsan iyo Odayaal Beesha ku Abtirsada ayaa ku sugnaa Madasha waxaana dhamaantood ay kaso Horjeesten Shirka ay Dowlada soomaliya ku qabatay Magaalada Muqdisho.

 

beesha habar gidir

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

beesha habar gidir Mobil

 

Daafeet.Com