Gobalka Gedo siyaasiyin iyo Xildhibaano kaso Jeeda oo horay u taageersanaa siyaasada dowlada ee arrimaha Jubbaland ayaa Muqdisho kulan balaaran ku yeeshay waxayna gabi ahaanba gaashanka ay u daruuren shirkaas iyagoo gaba gabadii shirkooda Kaso saaray Bayaan.
Inkstoo xubnahaan isku mawqifka ka qaarkood ay ka caroodeen qaabka dowlada u qaybisay xubnihii ka horjeeday Maamula Jubba oo ay ku kala sugan yihiin Gobalka Gedo iyo Muqdisho.
Daafeet.Com