Daawo:- Xildhibaano ku kulmey Muqdihso oo kasoo horjeestey shirka Arimaha Jubooyinka

0
67

xildhibanoTiro ku dhow Lixdan Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho maanta ayaa waxay sheegeen in dowlada Fedraalka ay ku tumatay sharcigii dalka u yaalay sidaas daraadeedana ay sameeyeen gudi ka kooban toban xubnood oo ay ugu talagaleen inay saxaan Dowlada.

 

Daafeet.Com