Malaaq Cabdiraxmaan Shiine oo kamid ah Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa shegay in Magaalada baydhabo ay Gareen Ergooyink kasocda Dhinaca Jubbooyinka Gaar ahaan Magaalada Kismaayo Waxaana uu shegay in ay Garayaan 40 oday dhaqameed kuwaas oo u yimid Baydhabo ka qayb qaadashada Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya.
Wuxuu shegay in Maanta oo sabta ah si Hordhac ah loogana hadli Doono arimo Badan oo ay kamid tahay Dhismaha Koonfur Galbeed state isago shegay in ay sugayan Ergooyin kale oo ay sugayaan.
Hallkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Malaaq Shiino Mobil
Daafeet.Com
Guuul konfur galbed
Comments are closed.