Maasha Alaaah Maasha Alaah Maamulka Daafeet Media waxaa ey tahniyad halka u marinayaan Agaasimaha shabakada ishabaydhaba Ilyaas Saciid Cali iyo Xaaskiisa Xabiibo Cadow oo wiil ugu dhashey magalada London shaley oo taariiqdu eheyd 10-11-13.
Hadeynu nahay Maamulka Daafeet Media waxaan eebe uga baryeynaa Yaxye inuu noqdo mid wax tara Waalidiintiisa. Dalkiisa iyo Diintiisa Amiin Amiin Amiin.
Daafeet.Com