Bananbax lagu taageeri lahaa Reysulwasaaraha oo lagu wadey inuu maanta ka dhoco Muqdisho oo ey is hortaageen Ciidanka Dowlada iyo kuwa Amisom

2
71

sacidWarar aynu ka helney magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in banaanbax la doonayey in lagu taageero ra’iisalwasaare Saacid ay is hortaag ku sameeyeen ciidamada dawlada Somaliya kuwooda Nabad Sugida.

Ciidamada AMISOM ayaa sidoo kale la sheegayaa inay dadka is abaabulayey ku amreen inan dibadbax la dhigi karin taasi oo taageerayaasha Shirdoon Saacid loo sheegay inay kala dareeraan.

Khilaaf xoogan ayaa u dhaxeeya Ra’iisalwasaare Saacid iyo madaxweyne Xasan Shiikh taasi oo ka dambeysay isku shaandheynta golaha wasiirada.
Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Dowlad xaaraanimo ku dhisantay xukun xalaal ka sugimeysid, dulmiga hadii madaxa laga dawoolo lugahuu fag fag ka siiyaa

Comments are closed.