Booliska Kenya ayaa aroortii hore ee saaka gudaha magaalada Nairobi toogasho ku dilay labo qof oo looga shakiyay argagaxisannimo.
Toogashada ayaa ka dhacday xaafadda Soomaalidu degto ee Eastleigh, waddada 12-aad ee agagaarka xaruntii hore KBC Garage.
Boolisku waxa ay sheegeen in ragga la toogtay ay ku hubeysnaayeen bam gacmeed, rasaas iyo baastoolad.
Daafeet.Com