Dad badan ayaa waxaa ey nolol ka doontaan dalka sacuudi arabia si ey halkaasi uga shaqeystaan balse waxey la kulmaan dhibaatooyin aan lasoo koobi kari, Marka nala daawada Video ka dibna hadii ey maskaxdada ku jirtey in aad sacuudi wax ka doonato mar labaad ka fikir hadii aad ku nooshahay ilaahey hakaa xijaabo dadka damiir daradan oo kale heysta.
Daafeet.Com
ilaahow na dhaafi shartooda,carab waa xayawaan
hadii aad jeclaatay in aad dalkaga hooyo burburisid qabyaalad diin sixun ufahan kuraas jeceyl dhulboob aana la ogoleen in nabad laguwada noolaado carab gaar ahaan sacudiga naxriista aad kasugeysiin muxuu yahay waxaad ogaatiin somaliya xili waxaa soomaray oo janada aduunyada eheed laakin markii ilaahey nicmadiisa ay kukufriyeen duluna bilaawen ayaa ilaahey sw saan ugalay sacudiyiintana waxey kusocdan wadadii anaga meeshaan nadhigay wexey kahelaan ayeyleeyihin kiwirkooda iyo qooqoda iyo dulunkoda yaan lalayaabin waxa udambeeya ayaan arkidoonaa qofkii noolow maxaa arakti kuulaaban
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraan hagar li,i wax ugu qabo.sacuudi iyo carabta sidey h badan yihii nimcada ald ayay ku kibreen ilaah ayaa qaban doono insha alah
Comments are closed.