Daawo:-Gudoomiyaha Maxkamada sare Caydiid Ilka Xanaf oo sheegey inuusan Madaxweynaha xaq u laheyn inuu xukunka ka qaado Reysulwasaraha

1
42

ilka-xanafAbukaate Caydiid C/laahi Ilka Xanaf Ayaa Wuxuu Si Adag uga Hadlay Khilaafka soo kala Dhexgalay Madaxda Sare ee dalka Soomaaliya Wuxuuna Sheegay In Awooda Dalka uu leeyahay Raysal Wasaaraha.

Caydiid Ayaa Sheegay In Dastuurka Iyo Qaabka Aynu Qaadanay Ay Tahay In Madaxwaynaha uu Soo Magacaabayo Raysal Wasaaraha Laakiin uusan Xilka Qaadi Karin, oo Baarlamaanka uun ka Qaadi Karo.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Subxaaana laah,
    Illaah dembigeena iyo dambigooda cafiyo.
    Runtii waa dadkaan ayaa u baahan in wax loo sheego loogana bilaabo CAQIIDADA saxda ah.

    Waxaa kaliya ku filan suratul ikhlaa QUL HUWA LAAH AHAD.

    Caadooyinkaan Illaah naga badbaadiyo.

Comments are closed.