Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ku sugan magaalada Brussles kana mid ah mudanayaal baarlamanka Soomaaliya uga qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada Brussles ayaa sheegay in shirkaasi looga hadlay khatarta Miinooyinka iyo dhibaatada ay haraadiga walxaha qarxa ku hayaan qaarada Africa.
Prof. Dhalxa ayaa sheegay in Shirki London uu ahaa shirka horumarinta dhaqaalaha dunida Muslimka ayna ka qeybgaleen 21 dal waxana furay Ra’isal wasaaraha Britain.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in marka ay dalka dib ugu soo laabtaan ay baarlamanka siin doonaan xog buuxda oo ku saabsan shirarkii ay uga soo qeyb galeenLondon iyo Brussles iyo waxyaabihii ka soo baxay.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilklaada
Daafeet.Com
dalxa waa nin magaca u yaal ah waayo wuuxu kala cadeyn waayay muqufka mustaqbalka dadkiisa, maanta jareerweyne wa laga qaxiyay tuuloyinka ay ka deganaayeen gaboolka shabellade dhaxe, hal mar xita muusan ka hadlin, midakale hadana wuxu raba in umada degan shabelle hose hoos geeyo hawiye gar ahan habar gidir oo ah dad hada dhuul doon ah,
siyaasadu mahan wax hada la joogo kali ah siyaasad waxay leedahay aragti foog,,,,, habar gidir waxa siyaasadeeda iyo aragtideeda tahay in wxii qorba joog ah ama lacagba haysta oo beeshas ah inay guriyo iyo dhulbeereedba ka iibsan gabolka shabellada hoose ila jubba dhaxe,, marka fakarkas foog iyo aragtigaabida siyaasinta qaar ee mataleysa shacabkan konfureed wax mel isla galaya mahan.
Comments are closed.