Ciidammo sita dharka dowlada ayaa maanta weerar culus ku qaadey deegaanka deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo lasoo sheegayo inay khasaare xooggan ka dhasheen dagaalladaas.
Deegaannada ay dagaalladu ka dhaceen ayaa waxaa ka mid ah Lambar 50 iyo deegaanka Buufoow oo ku dhow degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose, waxaana dagaalladan ay ku fideen deegaanno ka tirsan gobolkaas.
Sidoo kale, guddoomiyaha deegaanka Lambar 50 oo la hadlayay saxaafadda xilli uu dagaalku si xooggan u socday ayaa sheegay in dad badan oo rayid ah ay ku dhinteen, balse khasaaraha aan hadda si rasmi ah loo sheegi karin.
Gudoomiyaha deegaanka Numbar 50 ayaa sheegey in ciidamadan ey yihiin ciidan qabiileed adeegsanaaya dharka ciidanka dowlada si ey ula wareegaan gacan ku heynta deegaanka wuxuuna xusey iney iska celin doonaan ilaa iyo intuu hal qof ka nool yahay oo eysan dhabarka tusi doonin kooxaha duulaanka kusoo qaadey deegaanka.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Hayee dadka shabeelaha hoose marka hore ha iska qabtaan neefka xun ee siidi godamiyaha gobolka lagu sheegey waa moriyaan iyo moriyaan la shaqeeste waaye hadaad wax ka qaban weydaan gobolka meel xun baad ku dadan dontaan .
Ninka ficilkisa iyo qaabku u hadlayo mid caqli ku saleysan ma ahan siidi waxaad modaa inuu carar ka yahay walaalihisa 3gobol waa la aqonsadey ku lahaa cidii wax kaga maqantahay ha u donto laba mid bey noqoneysa garre darood ayaa u talinayo ayegey hoos imaneyaan mid taas waaye ileen 3 gobol ey shegeyaan wey daganyihiin mida labaad waa tan shabelaha hoose moriyaanbu dalaal u yahay ninkaan wuxuu dalaal u yahay darood iyo hawiye marke ninkaan iska qabta intuusan idinku tarax tagin .
Kuwa kaloo ku fikrad ahna wey jiraan neefkaa siidi marka hala iska ilaalsho halaga taxdiro dadkiina wey dhamaaden taariiqdiina wey daciiftey digil iyo mirifle taxadir taxadir .
Asc rer shabelada hoose waxaa aylamidyihiin sheekadii 3diidibo ee uu libaaxa marba mid uu cunaayey war aan midoowno aan u midoowno dadkaan nakala dilaayo aan aqliyeelano oo aan kuheshiino dhulkeena dalka waa fidiraal muuriyaantaan waxaa ay aheyd dowlada in ay ku ciliso meeshii ay kayimaadeen lkn madhicin war rer sh hoose inta goori goortahay aan midowno
Aankuwada biirno halganka ay wadaan dadkaankale ee walaaleheena rer marka iyo no50 aniga aad ayaan ugahumahay kala daadsanaanta naheysato run ahaantii hadaanan midoobin deegaankaan gacanteena wuukabixi doonaa muuriyaantaan waxaa ay leeyihiin dhulkaan 20 sano ayaan kunooleyn anagaana iskaleh kawarama labaatankale hadii aykunoolaadaan bis soomahan qabaailada qaar waxaan idiinleeyahay wardhulkiina kadaaya muuriyaanta aad horboodeysaan wlhi waa hubaal in beri ay idinkusoonoqon doonaan
yawaye dadka is haysta habargidir iyo biimaal baa awey cidamada militiriga lagakenay bay masakintan cawiya walalihina waye digilna waxa leyahay gobolka iskaga gura meel ina ka maqnatid waye ama ina ka muqatid kan gudomiye mesha ka ah halaga warejiyo nin fiican dhik leh hala keno kan hada jogo daba dhilif waye
jarerweyne xita dhimasho ayay ogoladen BIMAAL habar gdiir wa iska dhiciyey , halka digilna uu wali afka xita ka hadli la,yahay
DIGILOW habar gidir iyo dabadhilafkeeda ana ka qabanayee keli ah media ma ka hadli karta oo ma dhihi karta anagoo digil ah raali kuma nihin in biyo danbe la naga iibiyo??
guul iyo salaam iga gudooma dadweynaha reer shabellad hoose ee waxaan idin sheegayaa in aad tihiin dad xaqqa ku socdo ee waad ku duuleysaneysaan ii si wada jir ah iskaga ciliya hayaanka ka soo wada hayaamay dhagaxyada hostooda oo u bartay oona ku nool dhac iyo dhiiga dadka ee iska ilaaliya cada qaatayaasha nagu dhex nool ee aan wada noqono dad hameel ka soo wada jeeda oo tii dadkood iyo dalkooda wada ilaashanaayo wabilaahi towfiiq
Comments are closed.