Daawo:- Bilicda Degmada Wanleweyn iyo Nabadgelyada ka muuqata degaanka

2
56

daafeetBilicda Degmada Wanleweyn oo beryahan dambe aad usoo wanaagsanaaneysa iyo sida ey shacabka degmada ugu dadaalayaan sidii ey deegaankooda wax ugu qaban lahaan ayaa muuqaalkan ka muuqata waxaa kaloohalkan ka muuqda ganacsiga iyo nebed gelyada oo marba marka kasii dambeysa ka sii roonaaneyso halka uu maraayo hadaba nala daawada Bilicda Degmada Wanleweyn.

2 COMMENTS

  1. asc reer daafeedoow ku xigeeno ayaa la wareystey gudoomiyaasha sababta loo qarinaayo ma habargidiraa meesha qofaan shanta caleemood aan aheyn wax maka yahay fadlan jawaab inaan wax ogaado ayaan rabaa

Comments are closed.