Dhegayso…Malaaq Shiino"Waxanu Dowlad ma ahee aan iska dhicino"

9
78

Msh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Afhayeenka golaha Salaadiinta iyo Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cali Cabdiraxmaan (Malaaq Shiine) oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dagaalada maalintii labaad galay ee kasocda deegaanka No-50 degmada Afgooye gobalka Shabeelaha hoose oo u dhaxeeya Ciidamo qaab beeleed u abaabulan misna wata dharka ciidanka Dowlada kana soo jeeda beelaha Hawiye iyo Ciidamo beeleed deegaanka ah oo kasoo jeeda beesha BiyoMaal.

Afhayeenka golaha Salaadiinta iyo Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cali Cabdiraxmaan (Malaaq Shiine) ayaa ku tilmaamay falkaasi dagaalka ah ee Ciidan beeleedka beelaha Hawiye ay ku weerareen dadka iyo deegaanka No50 inuu yahay gumaad looga jeedo in lagu barakiciyo dadka deegaanka.

Sidoo kale ayaa Malaaqu waxa uu si kulu u weraaray saraakiishii hogaaminaysa dagaalka No-50 isagoo sheegay in dagalkaas uu yahay mid ay dowlada Soomaliya ay wax ka ogtahay misna ay Indha ka laabanayso.

Malaaq Shiino ayaa sidoo kale shegay in dad Maato ah oo Madaafic lagu garaaco aan wax faa’iido ah laga gaarayn lagana gaari doonin isla markaana waxa uu hoosta ka xariiqay in ciidamada dowlada iyo saraakiishii ku Hogaamisay dagaalka No-50 ay yihiin Maata lays in layska dhiciyana ay tahay layskana dhicin doono,
Malaaqa ayaa Oraahdiisa waxa uu u marqaati gashaday ALLAH.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Mobilkaaga

9 COMMENTS

  1. ascw waxaan halkaan salaam aad u balaran uGu dirayaa Malaaq Cali Abdirahmaan Malaaq Shiine malaaq waad mahadsan tahay intii aad ku hadashay waa wax aan ku wada faraxsanahay sidaa sharaft leh oo aad uGu dhidhisay dhibatada iyo sida foosha xun oo dadkeyna loogu soo dhacay oo leysku deyaya in noola xasuuqo ee taas ilaah ma dhihi ee manta nasiib xumo waxay heysataa dadkii ku soo duuley dad gurigooda iska joogo oo waxba u dhiman in ay xasuqaan ku soo talagay oon degmo iyo dhumaal ku soo galey oo hadana la jebiyaya taas aya qasaaro uGu filan ee waxaay ilatahay in ay qateen cashar a wada iloowai doonin ee Malaaq waa sidii aad sheegtwain aad noo dhistaan dowlada aan ka wada mideysanahay oo aan ku wada dafacano dadkeyna iyo dhulkeynaba ee waxaan rajeyneynaa in ay taas noo soo dhowdahay idinka ilah oo wan halmeelka soo wada jeesano oo aan iska cilinaa kuwaan ku nool dhaca kufsiga iyo dhiiga dadka oo kuli an u cilinaa dhagaxxyada ay ka soo wada hayameen idinka ilaah waay noqoneysaa oo anaga dadna ma dhicin oo dadna ma xoogin oo waxaan ku soconaa oo aan ku adegana dadcadanimo iyo magacaa ilaah o weligeyna dad dhigiisa gar iyo gardaro kuma gelin ee waa in aan kuwada midownaa magaca ilaah inta aan isla degaanka nahay oo jiraanka ah wabilaahi towfiiq

  2. wallee waa yaab dad ku daan daansanaaya oo hadana illaahay kaaga dacwoonaaya eelaay ka hor ma’ arag waxaanba la sii yaabanahay dhul aasan laheen ayuuba u doodaayaa cajiib war eelaay bay iyo bakool ayaa lagu yaqaanay goormay marko iyo kismaayo wax ku yeelatay cajiibadanaa wallee waxaa soo dhow filmkiina oo ah qax iyo baa ba’ daran illaahay ma jecla kuwa wax dulmiya dhulkaana soomaaliya oo dhan buu ka dhaxeeyaa idnkoo aanan la idin aqoon meel aad taariikhda soomaaliya kazoo gashaana waa la idin daayay hadaad anaga nagu keen keentaana waxaan nahay maanjoorati soomaaliya oo waxaan dagnaa waqooyi illaa dooloow soomaali galbeed marka adigoo aan dhamneen 500,000 ayaad waxaad rabtaa inaad ladagaashid 4,000.000 marka niman yahow bal meeshaad gashaan hala arko taariikhda soomaaliya ayaad baal ka galidoontaan.wacade

  3. Wa ilaahey mahadi mar la isku dhacy oo lo kala baxay rra iyo heewiyow habaar qabow waxan arakna ineysn dowladi m3sha ka jirin qabil walbow ada isu dowlada ah ee midoowo dm ikana dhiciya hawiye &darood

  4. habir gedir halaga dhigi mid dhintey iyo mid fakad ah markaas aya laganabadgalayaa teeda kale reer afgooyeyeafgooyey isku aruursanayaan afgooye habakabahaan dowlada waa federal ciidan unisomna hala keeno ee hadla reer afgooye weligeen ashuunleeey ha ku adaminee dadka iyo dalkaba waa federal anaga waxaan naha koonfur galbeed soomaaliya.eee haladhexdhigo hadii nabad la rabo cidamo shisheey ilaa iyo arbaca rukun .maanta maalin kama danbeyso hadii habirgedir la iska celin waayo walee weligeed seey idiin kortey weeye kan heysanin qori waa inuukula dagaalamaa dhagax.hadey muqdishosoo dhaafaan.

  5. ileen dadkaan degaxaan ayey ka soo ordeene anagana maba is lihin soomaali weyn oo dhan ayaa nacsan habir gedir geedkii ay ku gabatana hala gooyo ugaas ma leh sharif ma leh sheeqooduna waa mooriyaanka weyn ee indha cade ee xasuuqa geystey.hala jihaado wabilaahi towfiiq

  6. UGAS SHIINE XAFIDU ALLAH, INKASTOO MOORIYANTI SI BA AN LOO JEBIYEY HADANA WAXA XUSID MUDAN IN AY WELI INA HORTAGAN TAHAY CARQALADO FARA BADAN, SABABTOO AH WA INAN XASUUSANA IN MORIYANTA AY ABGAAL DHULKOODII KA XOOGEEN OO MAANTA AY 50% XAMAR IYAGU ISA SIIYEEN BALSE TAAS WA ARIN U TAL WACBUUDHAN, WAXAN LEEYAHAY ASKARIGA MAMULKA KOONFUR GALBEED WA INUU DIFAAC KA GALA CEELASHA BIYAHA IYO JAZIIRA, WAX WALBANA WA INAAN UGU HOREYSIINA MIDEYNTA IYO ISKU DHAFKA IYO TAKULEYNTA ASKARTA SABABTOO AH MESHU WA AFRICA SHARCIGA YALANA WAXAY TAHAY SHANTAADA NINKAAN KA DHICIN SHARCI KAMA DHICINAYO, SIDA DARTED MANTA CIIDAMADA DEGANKA WAXAY JOOGAN LAANTA BUUR WAXAYNA GO AN SADEN INEY SAL DHIG KA DHIGTAN MESHAS BALSE AFGOOYE IYO CEELASHA BIYAHA WELI WAXA JOOGA MOORIYANTI WA IN WACDAAN IYO DIGIL LA HAWL GELIYAA CIIDAMADOODA KUWA GENDERSHANA IYO BIYOMAL WAXAY HAWL GAL BILAABEN DHANANE IYO JAZIIRA ISLA MAANTA WAXA SI WADA JIR AH ISKUGU XIRAN WA ILAA IYO JAZIIRA ILAA IYO LAANTA BUUR WAXA KALIYA OO INOO DHIMAN WA AFGOOYE IYO CEELASHA KELIYA WA IN DHAMAN KOONFUR GALBEED ISUGU TAGTA SIDI LOO SOO XIRAN LAHAA ALBAABKAS

  7. HORTA HADAAN NAHAY SOOMAALIDA SAXDAA EE HAWIYE AHNA MAANJOORATI SOOMAALIYA WAXAAN LEEYAHAY DADKA RAAD RAADINAAYOOW INAAD HABARGEDIR LAXASUUQO WAA EELAAY MA’AHAN EELAAY OO DHAN KUMA JIRAAN REER AFGOOYO WAA DAD FIICAN LAAKIIN KUWA KALE OO RABA IN DAGAAL AMA DAD MASAAKIIN AH OO DAGAN GOBALADA SHABEELAHA HOOSE XASUUQAAN AMA SOO BARAKICIYAAN WAXAAN IDIIN SHEEGAAYAA HORTA IDIN GACMIHIINA HA ISKU DILININA OO HA ISKU SOO JEEDINA UMAD IDINKA BADAN OO HADANA IDINKA HOREESA XAG WALBA TAARIIKHADANA BAAL CULUS KA GALAY,MARKA HADII AAD RABTIIN IN LA’ IDIN XASUUQO OO BADA LA’IDIN KUSHUBO AMA KENYA LA’IDINGEEYO ORDAHA RAADSADA HABARGEDIR. ANAGA WALLAALA HEEN ABGAAL DHUL KAMA HEESANO OO HIRAAB MAANTAY WAXAAS WAA KA GUDBEEN SXB DAD WALLAALO SAX AH OO ISLA DAGAN WAAYE MA’AHAN WAX LA’ISKU SOO ARUURIYAY ISBAHEESATO AAN LA’OGEEN MEESHAY KA’IMAADEEN MA’AHA. DHULKEENANA WAA SOOMAAALIYA OO DHAN MABA IDIIN OGOLI ANIGA XITAA BAAY IYO BAKOOL WAXAA ISKA LEH HABARGEDIR ILAAA DOOLOOW.

Comments are closed.