Ugaas Maxamed Weli Ugaaska beelaha Mariixaan ayaa u rajeeyay inay guulaysato waanwaanta nabadeed ee laga dhex wado xiisado Colaadeed oo dhowaan gudaha magaalada Luuq ku dhex martey labo Beelood oo isla deegaanka ah,
Islamarkaana ay ku baxeen Xubnaha Dowlada ee isugu jira Xildhibaano,Mas,uuliyiin Maamul Gobol ee gaarey Shaley Luuq,talaaabadaasi ayuu ku micneeyey mid loo qaadey dhanka nabada.
Halkan ka dhegayso ugaaska mariixaan