Iyadoo Roobabkii xilliga deyrta ay ka curteen inta badan degmooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Sh/Hoose ayaa roobabkaasi waxay dhinaca gooyeen isu socodka dadka iyo Gaadiidkii u kala gooshayey Goboladaasi ,waxaana degmooyinka Gobolka Gedo uu sarakac xoogan uu ku yimid Qiimaha lakala siisto Raashinka daruuriga ah ee inta badan ka imaan jirey Magaalada Muqdisho,islamarkaana soo mari jirey wadada dheer ee isku xirta Gobolada Bay iyo Sh.Hoose.
Gobolka Gedo oo Sarakac uu ku yimid Qiimaha Raashinka,wada