Dhegayso..Wararka maanta Wadajirradio Atlanta

0
63

wadajiro

 

 

 

 

 

–Taliska AMISOM oo wax lagu xumaado ku tilmaamay qilaafka u dhaxeeya madaxda dowlada.
–Dagaal ka dhacay Shabelaha Hoose
–Taliyaha Guutada Koowaad ee ciidanka dowlada oo Sheegay in Maanta Howlo isbaaro qaadis ah ay ka sameeyeen deegaanka Lanbar 50-dagaalna ay kala horyimaadeen Maleeshiyaad deegaan ah.
—Cabdulaahi Waafow Gudoomiyaha Deegaanka Lanbar 50, ayaa sheegay dagaalka maanta ka dhacay deegaankaasi inuu ahaa mid qabiil oo lagu soo qaaday dadka deegaanka.
–Kulan looga hadlayay dagaalka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa galabta wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho
—Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe oo dowlada ku eedeeyay inay ka gaabisay wax ka qabashada dadka ay fatahaaduhu saameeyeen

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Mobilkaaga