Dhegayso..Yaa weeraray deegaanka No 50

3
92

no50Cabdulaahi Waafow Gudoomiyaha Deegaanka Lanbar 50 degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu sheegay dagaalkaii shalay ka dhacay deegaanka No50 inuu ahaa mid ay deegaanka ku soo qaadeen qabiil loo soo geliyay dharka ciidanka.

Dhanka kale Taliyaha Guutada Koowaad ee ciidanka dowlada oo Sheegay in Maanta Howlo isbaaro qaadis ah ay ka sameeyeen deegaanka Lanbar 50-dagaalna ay kala horyimaadeen Maleeshiyaad deegaan ah.

Halkan ka dhegayso Cabdullaahi Waafoow gudoomiyaha No,50

Kudhegayso Mobilkaaga

Halkan ka dhegayso Taliye Maxamuud Maxamed Qaafow

Ku dhegayso moobilkaaga

3 COMMENTS

  1. war wazaan goboladooda may aadan oo isbarada bada iyo bariga utaalo may kaqadaan ciidamadaan dadka kobalka ayaa u dhiibtey ya iyag iiqaada ko dhehey dadkaan in la iska qabto waaye sababtoo ah dadkeena ayaa ka jeefo arintaan hadii tuuladii lagu arkaba laga dabaqaato waa beentooda joogi maayaan lakiin dadka gobalka qar ayaanweli arintaan u bisleen iyagan mardhaw in koleelka ay fahamaan ayaa laga yaaba ha laiskaashado oo gobalka halo xiiliyo

  2. sax waaye walaal mahamed dadkaan anagaa soodhaweyney waalasiga aamusey markaas ayey dhulkii uqaateen in ayleeyihiin waadna aragtaa maalinba shaati ayeynoosoogashtaan ee waxaankacodsanaa dhamaan dadka dega gobolka in ay umidoobaan rer baraawe kurtunwaarey qoryooley ilaa owdheegle ilaa toorotorow ilaa walaweyn to afgooya waxaan uga baaqaa in ay qaataan geesanimada ay sameeyeen walaalaheena biimal ee

  3. ascw mudane waafoow waan kugu raacsanahay oo waa runtaa intii ay gabar naga neeshahay waan ku dhamaneynaa daafacaada dhulkeyna iyo dadkeynaba ee markale lagama yaabo in ay nagu kor nooladaan hayaantii ka soo hayaantay galgaduud iyo meel aan aqoon uleyahn ee walaal wafoo waxaan tacsi u soo direyaa ragii nafta u hurey iyo intii ku dhawacatay in ilaah ku caafiyo intii ku dhimatayna in fardoowsa iyo naciimo ilaa ku dadaheeyo oo anagana kuli Samir iyo imaan ilaah naga wada siiyo waxay leeyihiin bilad dahab oo ay nagu waajibto kuligeyna meelkasto oo aan ku kala noolnahay waan u heynaa walaalaheyna u huray naftooda in ay na wada dafacaan adigane sidaas oo kale mudane koley tan waa tii uGu bambeysa in aysan ku soo noqon doonin meel uu raga bimaal jog wey qateen oo waakan kuli kuwada cabadayaan wabeebka hata kii horey u dhihi jirey waa in bimaal aan tirtirnaa haddii aad maqli laheyd subaxdaan cabaada ka kabaaxayo waad yaabeysaa oo waxaad is leedaya kan kii daraad dhahaayi miyaa mise waa mid kale sida aas u cabadaay waa kii lagu tilmaamayi imaamka habargidir taas ayaaba bembi ku eh nin dad kale oo waxba u dhaxeynin u dharanaayo in la dhameeyo oo hadane imam lagu sheegaayo ee waxaan u sheegayaa inta aan isla deganahay gobolada waa in aan wax kasto ka wada midownaa o aan ku dadaalnaa sidii aan uGu saari laheyn kuwa weli ku jira oo hoosna naga jaajuusayaan ee inta soo hayaantay waa in aan ku talo galnaa sidii aan hadana ku hayaamin laheyn waa yo dadkaan waxay caadi u leeyihiin in ay dad ku dul noladaan oo ay markasto maquniyaan waayo oo adiga beertaada waxii ka soo baxo qofkale ay uGu macaasheysaa oo adigene aad uGu qadsananeysa waayo dhulkaaga dheeftiisa qofkale uGu baaxi baxeysaa oo adigane aad uGu qadsananeysaa ee waa in dadkaan laga saraa shabelada hoose oo dhin waayo weligood ma na dhafayaaan oo dhulkeyna deeftiis ayay u barteen ee aan ku tashano sidii aan geedka xun ku siibi lahey wabilaahi towfiiq

Comments are closed.