Dhegeyso:- Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo ka hadley dagaalkii shaley ka dhacay Nr 50

2
52

siidiiDagaal aad u xun ayaa shaley ka dhacay deegaanka Numbar 50 iyo meelaha ku dhow dhow dagaalkaas oo ey soo qaadeen ciidamo beeleedyo dhibaatoyin iyo dhac horey uga soo geystey deegaanka buur hakaba kuwaas oo lagu bedeley ciidamo laga keeney gobalka Bay.

Ciidamada ayaaa waxaa ey damceen in ey xoog kula wareegaan deegaanka Numbar 50 laakiin ciidamadii madaniga ahaa ee deegaanka lahaa ayaa diidey jawaab culusna soo siiyey cidamo beeleedyadii doonayey iney deegaanka xoog kula wareegaan.

 

cabdulqadir siidi

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

cabdulqadir siidi

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. kan waxba ma oga waa in laga qaadaa xilka oo loo dhiiba nin culus oo matali kara dadka iyo deegaanka..baaac buu u eg yahay sida uu u hadlaayo..wuxuna ka mid yahay dadka ku soo aruurinaya mooriyaanta gobolka..waa in laga tashadaa reer awdigilow..

  2. siyaasi aan caadi ahayn waaye gadoomiyaha masha allaah saasa laga rabaa siyaasi waa inaan walaalkeena garab galnaa naga ilaali tafaraaruqa

Comments are closed.