Dhegayso..Dad ka cararay dagaalka No-50 oo Dhanaane ku dhibaataysan

3
127

dhanaane

 

 

 

 

 

 

Inkabadan Sedexboqol oo qoys oo kasoo cararay Dagaalka iyo Cabsida dagaal ee weli ka jirta deegaanka No-50 degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay gaareen deegaanka Dhanaane oo Labaatan KM oo dhinaca xeebta ah u jira deegaanka No-50.

Dadkani oo isugu jiray Waayeel,Haween,Caruur iyo weliba dad qaba dhaawacyo kala gedisan ayaa lagusoo waramayaa inayan wax gargaar ah helin deegaagaanka ay ku qaxeena aanu awoodin inuu wax taro.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Mobilkaaga

3 COMMENTS

Comments are closed.