Imaam Beesha HabarGidir Imaam Cabdulaahi Khaliif Rooble ayaa maanta sheegay in beeshiisa ay difaacan doonto deegaankeeda oo uu ula jeedo gobolka Shabeelaha hoose.
isla markaasna Dowlada iyo beelaha Shabeelaha hoosena ay ku qasban yihiin inay ogolaadaan in HabarGidir gudaha gobolkeeda oo uu ula jeedo gobolka Shabeelaha hoose ayna ku nabadgeliyaan dadka deriska la ah hadii taa la waayana in beeshiisa ay hub haysato dagaalamina doonto.
Waraysiga oo dhamaystiran halkaan ka dhegaysoUnknown Album Kuna dhegayso MoobilkaagaMoobilkaaga.
Sidoo kale ayaa waxaa maanta markii ugu horaysay ka hadlay dagaalkii ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan deegaanka No-50 degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Afhayeenka Madaxtooyada Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaaUnknown Album Kuna Dhegayso Moobilkaaga
kan waa waashay wax talana mahayo
lkiin reer shabeelada hoose madaxooda kor
Kkk waxii gadaashada kuu jiro hortada ken halala jihaado tuugada
warka waa cadyahay. Reer Shabeelaha hoose ayay u taalaa arrintaan !!
DAD WAXA UGU LIITA NIN WEYN OO AN GARAN KAREYN WAXA UU YAHAY, WAXA UU HILMAMAY INUU QAXOOTI ASAGOO AH LA KENAY 1974 KII LAGU SOO DHAWEEYAY AIROPRKA CEEL WAREGOW, WAXA KALE OO U HILMAMAY IN DADKU AY OG YIHIIN IN 1991 KI MOQIFKOODI U AHA INEY DHUL BALARSI SAMEYAN, WAXU KALOSAN OGEYN, INUUSAN SOMALI WAXBANA DHEREYN BALSE HUBKI U DAWLADA SOMALIA KA DHACAY 1991 KI ASAGO ADEGSANAYA MAGAC IRIR SAMALE KA DIBNA UU HUBKI MID MID UGU JEDIYEY HAWIYE IYO IRIR OO WAD ARAGTAAN MANTAY XAMAR IN ABGAAL HALF LAGALA WAREGAY, WAXUSAN KALOO OGEYN INUUSAN QARAN WELIGIS NOQON AMA USUAN NOQON KAREYN HADEY ADUUNYADU SII JIRTO BOQOL MILLYAN SANADOOD BALSE UU YAHAY MOORIYAN WAXUU KALOOSAN OGEYN IN SHABEELADA HOOSE DADKA DEGAN AY YIHIIN DAD XADARAD LEH AYNA GO AAN KA GAAREN, MOORIYANTA WAXA KALE UUSAN OGEYN IN LA OGADEY INEY FULEY YIHIIN OO XABADU KULEYLKEEDA AYSAN XAMILI KAREYN WAXA LA XAQIIJIYEY IN MOORIYANTU AYSAN DHAQAN LAHEYN IYO DHEGO WAX MAQLA BALSE AY WAX KU LEEYIHIIN DHARBAAXYO KULUL WANA TAN KU DHACDAY.
Kaadi nijaaskan ana ku waso meesha ama dhulka adi ma leh? Nin weyn ma aha kan!
Habar gidir waa soo waalatay waxay baratay adoonsi iyo dhac ay gobolka ay ku haysay hada waxaa leenahay iska dhiciya tuugada baratay dadka inay dhacaan digil iyo biye maal ilaah baa idinla jiro insha alah
Habar gidir waa soo waalatay waxay baratay adoonsi iyo dhac ay gobolka ay ku haysay hada waxaa leenahay iska dhiciya tuugada baratay dadka inay dhacaan digil iyo biye maal ilaah baa idinla jiro insha alah kan ma ahan imaam ama ugaas waa moryaan cadeystay inuu ku istariixo xoolaha dadka degan shabeelaha hoose
Dhamaan waa mahasantihiin hintire abeedinka abshiroow oo dhamaan runta sheegay reer dhabeelaha hoose ayay u taalaa laakiin waxaan dhihi lahaa galadiyoow hurdadaada waa dheeraatay ee toos
Tuugo waxaa ah reer shabeelaha hoose inteey wax tuugsanaya is ka dhigaan dadka guryaha kaxadi jiray habargidir maxaa isaga celinwaydeen markii hore mahadaa soo baraarugdeen markeey nabada saxiixday waxaan kuleeyahay wali waa sideedii hadeey usoo jeesato dagaal soomaalida waxay ku maah maahdaa libin rag kaaga danbeeyaalibinmaaha habargodir horyaalka dagaalka sidoo kale horyaalka nabada.
Cadowga sh/hose kuso dulay wa in dadka degan siwada jir ay uga hortagan una difac dan dal koda war hoy biimalow hurdada kakac rag hadu diriro nin ay bita karin majirto
Comments are closed.