Qarax sida la sheegay aad u xooganaa misna daba socday ciidamo ku soo tala galay ina dhintaan waxna laayaan ayaa maanta abaarihii 10:15 subaxnimo waxa uu ka dhacay wadada dhexmarta magaalada beledweyn gaar ahaan saldhiga magaalada.
Hadaba qaraxa waxaa sheegtay Xarakada Shabaab waa kan Afhayeenka Milatariga Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu MuscabUnknown Album Sidoo kalena ku dhegayso Moobilkaaga.
Waxaa sidoo kale dhacdadaan ka hadlay Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow Unknown Album kuna dhegaysoMoobilkaaga
Dowlada Jabuuti oo ciidamadeedu oo ku howlgala AMISOM ayaa iyaguna ka hadlay dhacdadaanUnknown Album kuna dhegayso Moobilkaaga.
Hadaba qaabkii ay wax u dheceen iyo goobtii ay wax ka dheceen iyo xiligii ay wax dheceenba waa kan Wariye Maxamed Cismaan Makaraan Wariye ku sugan Beledweyn Unknown Album Kuna dhegayso Moobilkaaga