Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo eedeyn dusha kaga tuurey Beesha Habar gidir

0
62

markaGudoomiyaha degmada marka ayaa waxaa uuka hadley dhibaatada loo gheystey dadka ku dhaqan Number 50 isagoo sheegy in xoolohoodii qaarna la dhacay wixiikalana la baabiyey.

Gudoomiyaha waxaa uu intaas ku darey in dadkii dhibta geystey ay weligoodba dhibtan ku hayeen deegaanada gobolka shabeelaha hoose wuxuuna sheegey in dowlada looga bahana yahay in ey si deg deg ah wax uga qabato.

 

Gud.Sh.Hoose

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Gud.Sh.Hoose
Daafeet.com