Sida eynu ka war heyno waxaa beryahan dambe kasoo cusbonaadey dagaalo gobolka shabeelaha hoose kaasoo uu u dhexeeyo kooxo deegaan raadis ah iyo dadkii deegaanka deganaa dagaalka ayaa geystey qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac balse si aan wax uga ogaano waxa uu salka ku hayo dagaalkan ayaan waxaan ka wareysaney gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey cabdirahman maxamed Shaamn iyo Afhayeenka qurba joogta gobolka shabeelaha hoose.
Waxaa eyna inoo sheegeen in dagaalka uusan eheyn midkii ugu horeeyey ee ka dhaca deegaanka kooxahan hada dagaalka soo qaadeyneyna ey doonayaan in deegaanka ey xoog ku qbsadaan si ey ula wareegaan gacan ku heynta gobolka iyo degmooyinkiisa.
Halklan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.com