Dhegeyso:-Cabdirahmaan Shaam Iyo Cumar Cali oo si aad ah ugu soo horjeestey hadalkii kasoo yeerey Indho Cade

3
155

shama cumarSiyaasiyiibta dhalinta yar ee kasoo jeeda Gobolka Shabelada Hoose ayaa si aad ah ugu soo horjeestay hadal uu dhowaan saxaafada siiyay Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad [Generaal Indha Cadde] oo haatan ka mid ah Saraakiisha Ciidank Xooga Dalka Soomaaliya.

Yuusuf Indha Cadde ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalada ka socda Gobolka Sh. Hoose ay u dhaxeeyeen Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo sida uu sheegay kooxo ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Cabdirahman sheekh maxamed oo ahaan jirey gudoomiyhii hore e degamda qoryooleey iyo afhayeenka Qyrbo joogta gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ey aad ugu dhuun daloolaan dhibaatooyinka ka socda gobolka shabeelaha hoose.

 

barnaamij shaam cumar

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

barnaamij shaam cumar
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Indha cade wuxuu u bartay lacagihii uu xooga kaga qaadan jiray dadweynaha shabeelaha hoose oo uu ku taajiray iyo naagihii uu caruurta kaga guur aan xalaal ahay oo mid ka mid ah uu ka xoogay ninkeedii ayaa maanta sheekh ama jeneraal labadaba ma ahan waa moryaan tuug ah indhaha haka dhacaan in sha alah

  2. maasha allaah illaahay ha inoo badiyo iyaga oo kale oo runta ka ganban oo cadowgooda meel meel saarey digil iyo miriflow guuleysta oo is raaca oo midooba gacmahana is qabsada.

  3. wa in leyska qabta dadka ka soo duuley cadaado iyo guriyoceel oo caadeystey iney boobaan shacabka degan gobolkaas, tan kale indhacade waa tuug garab ka heysta dowlad ku sheega ka jirta muqdisho-ilaahey ha u naxariisto dadka shacabka ah ee ku dhintey dagaalkan…wbtfq

Comments are closed.