Siyaasi Daahir Xaaji Boqore wuxu dagaalkaa shegay in uu soo Abaabulay Madaxweynaha soomaliya isla markasna Ciidamada Milateriga ay Xasuuqen dad Rayid ah oo an Waxba Galabsan sida uu shegay.
Wuxuu shegay in Wax laga Xumaado ay tahay in Weraar ay ogyihiin Madaxda soomaliya in Lagu qaado dad shacab ah oo an Waxba galabsan isla markasna ku sugan Degaano ay kaso Jeedan Wuxuna shegay in ay so noq noqdeen Weraarada loo geysanayo Dadka Degan Gobalka shabeelaha Hoose.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com