Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa markii ugu horeysey waxaa uu ka hadley dagaalada ka dhacay gobolka shabeelaha gaar ahaan number 50 waxaana uu sheegey in dagaaladu eysan u dhxey beelo balse ey halkaasi ku dagaalameen ciidanka dowlada iyo ciidamada deegaanka.
Wasiirka ayaa shegay in Dagaalkii kadhacay No-50 uusan ahayn Dagaal qabiil Balse uu ahaa isku dhac ka dhex Dhacay dadka Degaanka isla markasna Xal laga Gaaray sida uu shegay isla Markasna Dowlada ay ka qayb qadanayso nabada Gobalka shabeelaha Hoose isla markasna ay Dowlada usoo Dirtay Wafdi Balaaran uu isagu Hogaaminayo.
Hadalka kasoo yeerey wasiirka arimaha gudaha ayaad waxaad moodaa mid aan inta badan ka hadleynin arimaha dhabta ah ee kadambeysa in ciidamadaas ayagoo badankoodu ahaa ciidamo habar gidir ey halksi isku ururusadaan ayagoo sheeganaya iney yihiin ciidanka xooga dalka somaliyeed.
halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
dagal ka dhex dhacay dadka deganka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk MA WXA DAGALAMAY DIGIL IYO MIRIF, MA WAXA DAGALAMAY GANDERSHE IYO BIMAL MISE WACDAN IYO HINTAR, RER SHABEELADA HOOSE HABAR GIDIR DHARBAAXYO AYEY WAX KU LEDAHAY MEESHAN DAWLAD MA JIRTO E ISKU TASHTA DIFACIINA KA XIRTA LAFOOLE ASBUUCINA 3 MAR KELIYA U SII DAAYA CANAHA IYO QUDARTA BAHI HA U DHINTANEE
waxa uu sheegayo waxba kama jiraan ,wasiirka wa nin u xagleynaya moriyaanta h-gidir ,yaan la dhegeysan hadalkisa shacabka gobolka wey ogyihiin cadowgooda wayna iska dhicin doonaan..tan kale habargidir ha aado cadaado iyo guryaceel,hana ka daayaan dhibka ay ku hayaan shacabka soomaliyeed ee nabada jecel ee degan gobolka…
Asc dadka comments ka soo qoray ikhwaani hadalka runta ka sheega waraysiga saad u dhagaysateen ayaan u dhagaysanay af somaligana Waa luqada kuwada hadalno noolama turjumaayo aniga ma difaacaayi wasiirka iyo beelaha xooga raba inay gobolka salbaarsi ku sameestaan wana kasoo horjeeda xaqdarada lagu hayo dadkeyga Waxan ahay muwaadin gobolka shabelada hoose u dhashay qasatan digil ayan ahay , wasiirka hadal kiisa Waxan kaliyoo ka hayaa in uu dhahay ciidamo degaanka iyo ciidamada hooga dalka somaliyeed aya diriray muusan dhihin labo ciidan oo degaanka u dhashay ciidamada degaanka oo uu ula jeedo kuwa dhibta loo geystay ee walalaheena biimaal iyo ciidamada xooga dalka oo ah kuwa dhibta geystey , horta runtii way jiran xoogohoo aar goosi iyo in aad moodid ciidamada xooga dalka in laga dhax faaideystay dad dano gaar ah wata ay dadka ku laayeen no : 50 Ama ha ahaado aarsi dagaalkii horay u dhacay oo kusoo dhamaaday hashiis madax salaax ah mida kale walalaheena biimaal dhibka ka jira gobolka kaligiina idin ma haysto anaga xitaa wuu na haysta dhankasta ha ahaado dhanka maamul goboleedka dhanka aminiga dhanka dhul balaarsiga dhanka amniga marka Waxan idin leyahay wax la laaynaayo Waa shacabkeena oo malinkasta lagu dul dagaalamo hadii la dagalamana dhibta ugu horeyso ay ayaga ku dhacayso dadka kale dagalka lagula jiro shacabkooda inta badan gasaraha ma gaaro ee aan caqli kaashano xoogana in caqli lagu Daro Ayaa wanagsan caqli hala isticmaalo runtii Hadan nahay digil dad naga mid ah aya dagaalkii hore idin taageeray sihoosana dagaalka niigala qeyb galay sida ciidamo iskugu jiray garre iyo begedi oo kawada tirsanaa cidanka xooga dalka marka caqli hala isticmalo cadowgana si caqliyeesan haloo canjufiyo I mean haloo jafo ayadoo la mideysan yahay
Comments are closed.