Madaxweynaha ayaa gudi u xilsaarey dagaalka ka dhacay deegaanka Number 50 gudigaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Cadaadalada iyo Arimaha Diinta Somaliya C/llaahi Abyan Nuur.
Wasiirka waxaa uu sheegey in dagaalka ka dhacey deegaanka numbar 50 uusan eheyn dagal u dhexeeyo beelo halkaasi ku dagaalamey balse uu yahay ciidamo ka wada tirsan dowlada oo isku dhacay.
Wasiirka ayaa intaasi ku darey in ey hada hayaan baaritaano ku aadan qasaarihii uu geystey dagaalka wuxuuna intaa raaciyey in ciidamadii la kala qaadey deegaanka uu hada nabad yahay uuna rajeynayo in uusan dagaal dambe ka dhigin.
Hallksan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com
ADUUNKANI WAA LAGA TEGAYAA EY WELIBA WASIIR AMA HOGAAMIYE LAGA DHIGABA MAXUU UMADA BEEN UGU SHEEGAA ,U CAMEEYAA,SUBHANA ALLAH ADUUNKAAN WAA MAALMO WAADNA KA TEGAYSAA CIDAAD DOONTO AHAAW EE XAQA SHEEG ADIGOO WELIBA LAGU SHEEGAYO WASIIRKA DIINTA DIINTA HA KA BEEN SHEEGIN RABIGAA KU DALACANAYA RABIGAA U MAQAN SHABELADA HOOSE, MASAKIINTII LA LAAYE KUWII LA DULMIYEY
sh/hoose weligiis dagaal iyo dhibaato kamama dhamaanayo ilaa laga raali geliyo dadkii deegaanka udhashay dulmigii lagusameeyey oo kamid ahaa dil dhac kufsi iyagoo usiidheer oo lagudhihi jirey aroow lukta kor uqaat aroow maanyada anaa lehee maxaa malaayga ugu baxsaney iyagoo dhibaatada ay ugu imaa neysi lamada dhinac oo hada marka isku dilooyin inkastoo haldhinac oo ku andocooto iney marka leedahay oo xadgudub wuxuush nimo ugeysatay dadka asalka ah ee reer marko dhinaca ku calaancalaayo markan leeyahay wuxuu leeyahay qeyb yar oo ladhoho buulo jaan oo inta ay xaafadas dhisan yahay aankabadneen 50sano idinka hadaad tihiin websayidka daafeed markasto waxaad uhadashiin beel marka qeybyar kadegan ee kama hadashiin dadkii banaadiriga ee marko udhashay ab iyo awow
WAXAN IDIIN SHEGAYA DADKA DIGIL IYO MIRIF IYO BIIMAL IYO GARE IYO JIIDO , JAREER WEYNE IYO TUNI, GENDERSHE, WAXA JIRTA SABABTI UU NINKAN UGU DHIGTAY WASIIR, XASAN CULUSOW, WAXA UU YIRI DADKI DHINTAY WANU UGU TACSIYEYNAY WAXANA IS DAGALAY WA CIIDANAK DAWLADA IYO NINKA NO 50 HESTO, WAXA KALOO UU YIRI MARKI LA WEYDIIYEY DAGALKAN QABIILKA SALKA KU HAYO WAXA UU YIRI MAYA WAXASI WA BEEN , BALSE QABIILADI WADA DEGANA E HADA KA HOR KU DAGALAMAY HALKANWA LA HESHIISIIYEY WAXA UU KA WADA HABAR GIDIR WAXAY LA DEGAN TAHAY GOBOLKA SHABELADA HOOSE BIYOMAL WA ISKU DEGAAN, WAXANI WA DAYUUS WA NOOCA NAGAHOODA IYO CARUURTOODA LAGU HOR FUULO AYAGAO ADUUNYO YAR SII SANAYA AMA NAF NOIOCAN OO KALENA WA KUWA XASAN CULUSOW U SHAQEEYAQABIIL WALBANA WEY KA BUUXAN EE WAXAD YESHAN KAN OO KALE CANDHUUF INDHAHA KAGA TUFA D ANAHIINANA KA RACDA HADII KALE DAYUUS BUU IDINKA DHIGAYA SIDIISA OO KALE
To: Maxamednuur
Maxamed nuur marka aad leedahay buulojaan kama badni 50sano..Taariikhda inta aad dib ubaarto soo xasuuso waqtiga ay boqortooyada biimaal katalin jirtay markacadey…
taariikhdana dib uraac soona xasuuso halgankii dheeraa ee biimaal kula galay talyaaniga gobolka shabeelada hoose gaar ahaan markacadey..
Soo xasuuso maalinta gibil cadka aad sheegeysid uu ku faraxsanaa inuu talyaaniga markacadey soo galo si ay baayacmushtarkooda usii wataan markaasna uu biimaal ahaa dadka is hortaagay inuusan cagta soo dhigin..
Haddii taariikhda aadan aqoona libraryada caalamka ka raadi somalihistory si aad wax badan u fahamto..hadalada fadhi ku dirirada qurbaha looga sheekeysto mmeeshan hala imaan…
Hadalkeygana ha uqaadan inaan meesha kasaarayo walaalaheyga gibilcad ee marka ila dego…
Adiga oo kalena waalagu yaqaanaa waxaad tahy rufyaan aan gobolka udhalan oo raba inuu dadka gobolka iska horkeeno..
bro dadka gobolka waa isku tashteen rufiyaanimada kala hortag iyo namiimnimada aad wadid….thnks
asc wll yaal waankahumahay dhibaatada naheysato lkn waxaad ogaataan in aankabixidoona oo xaqa uu soodaahiridoono haba soodaahee tankale astaamaha qiyaamaha waxaakamid ah oo diinteena ay noosheegeysaa umada cagsi sameyndoonto oo ay madax udoorandoonaan beenlowga oo ay kii cadaalada yaqiino ay dhihi doonaan waa qaacin kii qaacinkana ay dhihidoonaan waa cadaaladle marka maanta kii godoomiyaha ahaa waa beenaale wasiiradii waakuwaan aad ujeedeen oo marka su aasha meesha taalo waxaa waaye dadka rer shabelada hoosow anaga maxaanahortaagan oo aan u midoowila anahay ee oo aan ugamidoowilanahay ee war dhulkaan rag ayaa islaheysiiyey oo leh anagaaleh dadkaas garab ayey heestaan waa in aan danteena u midowno oo aan geed gaaban iyo mid dheerba aan ufuulno war saan sharafnooma ahan qaasatan waxaan leeyahay digiloow kac hurdada aanka kacno dhamaan yaanlookalaharin arintaan kuligeen weyna quseydaa dadkaan siyaasada aynoomaleegeyaan hadii aad ogaanlaheydeen wlhi mar hore ayaanu kicilaheyn ee waqti aan waqti aheyn oo aan loobaahneyn ayaanrabnaa in aantoosnee jaaniska waa hada ee aankakacno fadhiga
Comments are closed.