Maamulka gobolka hiiraan ayaa kol dhaweyd waxaa ey ku dhawaaqdey iney deegaanka isaga baxaan dhamaan dadka kasoo jeeda beelaha digil iyo mirifle ee ku nool hiiraan.
Taasoo ka careysiisey dad badan oo kasoo jeeda beelaha digil iyo mirifle waxaase arintaas wax laga xumaado ku tilmamey Afhayeenka beelaha digil iyo mirifle Malaaq Yacquub.
Daafeet.Com
Niman yahoow waxaan la yaabanahay dad nimo xumada dareen la,aanta dadkaan isu sheegaayo inay digil iyo mirifle hadii ay reer hiiraan ka baxa degaanka hiiraan digil iyo mirifle jawaabta waxay ahayd inay yiraahdaan dadka ka soo jeedo hiiraan mudug galgaduud haka baxaan degaanada digil iyo mirifle al cayn bil cayn
xawaadle, adiga baledweyne xaaf ka degan hadad cunsurinimaadas nagu bilaawday, mardhaw naga sug insha lah inan anagana so raafno qaxootigaaga degana baydhabo , iyo qoryooley
Baladweyne raxweyn qof ka sari kara ma lahan mida kale su,aal hala,iga jawaabo walaaliyal waxan ku wareerey digil iyo mirifle meeqa afhayeen oo qawaan malaq yacqub malaq shiine lawaduba afhayen miya
waxaan ka sugeynaa raxaweyn iney ayagana sidaas oo kale dhahaan reer baladweyne haka baxaan dhulkeena,,tan kale dhibka ka socda sh-hoose wa iney raxaweyn ka dagaalaman ayna iska dhiciyaan tuugada ka soo duushey cadaado iyo guriyoceel..
Comments are closed.