Daawo:- Hadal kasoo yeerey caadaqatayaal kasoo jeeda Beelaha Digil

24
100

digilShir ey soo abaabuleen beelaha habar gidir eyna u qabteen caadaqaatayaan kasoo jeeda beelaha digil ayaa waxaa uu ka dhacay shaley gelinkii dambe magalada muqdisho.

Kulanka oo ahaa mid ey mudo abaabulayeen siyaasiyiin, ganacsato, odayaal dhaqameed kasoo jeeda besha habar gidir ayaa waxaa looga soo horjeestey shirka taaba galey ee maamul u sameynta Koonfur Galbeed hatana marxaladihiisa agabagabada ku jira kana socda magalada baydhabo caasimada gobolka bay.

Qaar ka mid ah caadaqaatayaal kasoo jeeda beesha digil oo goobta ka hadley ayaa waxaa ey isla goobta ka sheegeen hadalo iska soo horjeeda oo ey ku sheegayaan in ay gogol dhigi doonaan magalada marka caasimada gobolka shabeelaha hoose  halka qaar kalana ey sheegayaan iney gogosha dhigi doonan degmada Afgooye.

Si kastoo loo dhigaba kulanka ey qaban qaabadiiseu eedahay beesha habar gidir laguna soo bandhigey shaqsiyaal caado qaatayaal ah oo ka dhashey beesha ayaa waxaa uu imanayaa xili ey beesha habar gidir ey ku guul dareysatey weerar ey ku qaadey gobolka shabeelaha hoose hatana ey tijaabineyso in ey weerar siyaasadeed ey ku guuleysato.

Daafeet.Com

24 COMMENTS

  1. Kkkk waa wax lala yabo gobolka dadkani kaligoda mamatalan ee danaha gobolkana waxlaga waydimayo waxan ognahay in malaqyada digil ay wada jogan iyaga iyo siyasiyintoda casimada k/galbed ee baydhabo janay marka waxan dhihilaya habargidir waxa ayrabto marna umasurtagalayo waxa aywado wansoconwaynay ee an orodno wayay qorshani ay shalay samesay habargidir lasamesay dadka caloshoda ushaqestayasha ah waa qoroxdhacday mida casimada baydhabo kasocotona waa qoraxsobaxday marka lawadasi makulmikaran ee sidasi ayanlenahay habargidir hadi anahay dhalinta digil iyo mirifle ee melwalbo ankajogno dunida mahadsanidin webka daafeet.com

  2. Aan iska qabano odiyaalka wax magarad ah yeynan u gelinin dhulkena jilacsan habarta gorobta ah batigeeda ka xerxeraneysa sh.hose

    • Afkane may likiame? Digil Hanolado ee ayahooda aka tashadan, gar ahaan Besha Garre waxaan latalinayo inay wajibadkoda gutan. anagu ku bedeli meyno Saadbursiga Habar Gidir kan Reerwin

  3. BIIMAAL kama soo qeybgelaayo dhiigiisa ayaana kudaatay. habargir wax lamid ahna meel lafadhiisanmaayo insha allaah odiyaashaan iyo waxii raacsan qoriga ayaa naga dhaxeeya qoriga caaradiisa qoriga caaradiisa,,,,,,,,,,,,, viva konfurgalbeed,baydhaba ayaa noo balan ah

  4. waa in wax laga qabtaa caadaqaatayaasha doc faruurka DM loo soo ijaartey waa ineey meel aay ku gabbadaan ay waayaan. Waa eeyo wah wah yiri

  5. Aadd ii aad baan ooga hunnahay hadalka aan loo fiirsanin ee ka soo yeerey dad sheeganayo ineey Dighil hormood u yihiin. Ilaaheey hasoo hanuuniyo tubta toosan oo xaqooda ku helikaraan Ilaaheey ha tusiyo. Yaan la fiirsanine haloo caqli celiyo

  6. kkkkkkkkkkk waa sheeko qosol badan waxay ila tahay in ay tahay arin habargidir ku doonayso magaceeda cusub ee ay baryahan lasoo baxday ee ah daamo in idaacadaha laga sheego

  7. aniga ma dhihi karo kuwaan waa digil digal dhaladkiisa iyo geesiyaashiisa iyo gumeysi diidkiisaba maasha allaah kuwaan waa magac u yaal maanta waxay meeshala soofadhiisteen habirgedir ha inoo taliso wale taas waa labadheegood hadii lacag la idin soo siiyey rag naftooda huriyaal ah oo wadanka koonfurgalbeed soomaaliya raba iney xureyaan ayaaba taas mareynin oo daraad habir gedir ka cabaadsiiyey ilaa iyo idinka idinka soo aruuriyaan digil iyo daamo waaaduunyo yaab. reer koonfurgalbeed digil iyo mirifle,dir iyo inta dhamaan xalaasha ah ee ku abtirsada baydhabo ayey joogaan ee nacasyihiinyow kaalaya dadkiina dhinac ka raaca oo habirgedir meeshaan wax kuma lahee.

  8. markaan waxaan dhihi lahaa walaalaheena adeerayaasheenareer digil mutaclimiintooda iyo ugaasyadooda cidaacadaha ha uga jowaabeen dadkaan calooshood u shaqeystayaashaah ee dadka iyo dhulkoodaba wax ka gelin please ha loo jawaabo.intaas ayaa ku filnaandoontee

  9. Asc dhamaan Salan kadib aniga ra’yi ahantayda waxaan ku dhaho dhaho calooshood u shaqayste uma jeedo sababto ah waxay ka hadleen fekerkooda iyo ra’yi ga ay aaminsanyihin mana dhihi kari habargedir aya dabada ka riixoosa waayo Waa igu Cilmi qeyb ma rabo inan ku dinbaabo hadii ay maslaxad ugu jirto digil inay sameystaan maamul umadaxbanaan Waa ok hadii ay dan ugu jirto inay baydhabo Aadan wa ok wax walba waxay ku xeeranyihiin hashiis iyo is afgarad wax qasab ah mijraan qof walbana dantiisa asiga Ayaa garabaayo cid loo tilmaamayo ma jirto oo la leeyahay dantada Watan oo garo marka reer baay baydhabo ayaga leh reer shabelada hoose na ayaga leh dhulkooda Waa in lala xaaltamaa ma ahan in loo caga jugleeyo la handado la caayo taas Waxan u arkaa xoog ayan ku qabsanaa taasna ma soconeyso xoog iyo hantadaad intaan noogu filan oo nala handaday iyo dhibkey habargedir noo geysatay marka mirile hala xaajiodeen digil wa hadii la rabo in hormar la sameeyo

  10. War kuwaan in ladilo waaye , kuwa qadiyada umadooda ku gatey wax yaro thamani bakhsi ah istaahilkooda dil waaye , insha allah abaalkooda wey lakulmi doonaan maalmaha soo socda.

    • mayow xaar aa kaa buuxo bax adi dil halagu ark, ragaan dad ay ka dhasheen wixii ra’yigoodana way dhiiban karaan ha sax sanaadaan ama ha qalda naa daan adiga oo dil ka ku xu kumay ra’yigaada aa ka ha dashay kaagiina aa ba ka xun hadii ra gaas wax gaaraan adi gana meeshaad gali laheed aa lees ka raba.

  11. waa ruuntooda, wana tagersanahay ee anaga maxaa naga galay raxaweyn waxa aay wado.digil wa dowlada xaqisana asiga aya ka tashanayo,qiyanada raxaweyn iyo seed bursigooda intaas ha inooga ekaato,

  12. waxaa maanta wax lala yaabo ah runtii dad deegaanka sheeganaya in hawargidir ay maanta wax u yeeriso runtii,waxaan leeyahay waa ayaan daro usoo hoyatay reer digil runtii maalin ayaad ka shalaayi doontaan oo dhulkiina iyo hantidiinaba lala wareego,anagu reer biimaal hadaan nahay walaalaheynoow ma aqoonsani wax la yiraaho daame,gobolkana lagama maqli karo magac aan aheyn, digil,biimaal iyo 12 koofi wixii kasoo haro waa baadhil cad runtii

  13. BIIMAAL warkiisa waa cadeyey oo wuxu yiri inta gabar BIIMAAL ah nooshahay gabar gidir gaboolkan biyo danbe kama iibineyso gaar ahan deganada beeshuu degan tahay ayagoo og xanuunkii ku reebey dhiig yacabkii haliigsamey ee CAYDIID lakin qaar ka mid ah wax garadkii aw digil aya wali waxay mooda inay rajo ka leeyihin gumeysi beleedki gabar gidir…….

    odayashan xamar lagu heysto xor mahan cawada xaskiina anaga la sexanayna ka baxa hadey gabar gidir tirahdo mid hadal so celin kara maleh jiljilac iyo habar gidir ka cabsi ayay heerkas ka gaareen markas ayay raban hadana inay umadii kale sii duleeyanoo gabar gidir dib u qabsato ayado maanta lagu tartamayo qofba xage leedahay iyo gaboolkeeda ka timid?

    aw digilow dad noqoda oo yan adinka la idin adegsan umadiina, dhulkina hadal iyo gacanba ku difaca anagana hortiina ka dagalameynaaye hadi ad sisaas sameyn karin iska so guura bakool so dega ileen dhuul yelan maysine mardhaw dhulkan hawiye isu balarin doone

  14. Yaab ma ahan hadii ay dadkaan ay gadaan Aadan madiobe,Xaabsade, Kiish buur iyo Rag badan oo u taagan inay maalinba qof ka gadaan digil qadiyadeda una sameeyaan malaaq aan jirin iyo suldaan been Shariif Sakiin oo dantiisa gaarka ugu fadhiyo kursiga oo u joggo fidnada D&M hadii ay maanta dadkii digil rabaan inay itaga is gadaan yaab miyaa hadii la gado yaab ma aha miyaa

  15. ku socoto tafatiraha Daafeet

    Walaalkey maxaa beenta kugu qasabay mise biimaal ayaad maagan tahay Cajalkan dadkii ka hadlay qofka ma sheegin gogol la fiday Marka, dhamaantood waxay si cad u sheegeen in gogosha la fidiyay Afgooye,Waa iga su’aale walaakey maxaad ka wadaa arintaas mise waxaad diidan tahay in Marka habargidir iyo dabadhilifkeed shir ku qaban karin
    adigaan kaa sugaa jawaabta

  16. Hadii xaqii bukoodo maxaa lagu badbaadiyaa?maanta nimankii usoo dagaalamay inay dadka dulmiyaan oo dulmigii ay sheganaayeen dulinimo ku bedelay Ayaa digil maanta u galay calooshiisa mana Arkooyo isgadidaan ay isgadeen faa,idada ka soo Bixi doonto ninbaa wuxuu yiri. (Intaan Axmed waaye Intaan askar waaye allow eebayaaloow inteen aad saheynaa). Ninkale Ayaa u jawaabay Axmed Abadan waaye askar uun ilaahay ilaahay na uuntaa irid noo furaayo. Hadaba biyemaal ilaahay Ayaa idinla jiro ee ha niyo jabina dulmiga weligiina diida.

  17. wax ha laisu sheego cayda ka daya adeeradiina ama abtiyashina waxaaba ku filana oganshaha la ogaadey quluubtoo wixii yaley taasina wa mu hiim hadaba caayda in la iska daayo sidee dadkaasi iyo wixii lafikir ah oo qarsoon loo soo celin lahaa ma is wey diiseen marka hore dagaalka dhexdeena ah waa faa iido la raadinooyo in lanagu kala fur furo waayo dadka hsdii uu meeshaasi boos uu kawaayo wuxuu raadinayaa in walakaadii uu ku soo adegsado hadab koley la isma horaayee dadka waa la yaqanaye ha loo yeero wax ha loo sheego buruska halaga daayo inta gobalkaasi degta digil iyo mirifle dir wacdaan waladan iwm dadka deegaan ha fahmaano dhexdeena in laga ilaaliyo wax layiraahdo caay dagaal wax weliba oo so baxa dadkii queysa halal hadlo aniga sidaasi ayaan qabaa hala fekero yaan la degdegin

  18. A/aleykum mohamed Galadiyow jareerka ayaa kaa sharaf badan oo ku dhaamo dhulkii gabdhihii aharaftii adigaa dayacay afkaaga ka daa raga kaa sharafra badan oo og xaqa adigaa iyo kuwo isku hayb tihiin ayaa dadkii dalkii gaday ee xishoo hotey ayaad u dhimateen hadaad tihiin galadi

Comments are closed.