Qaramada Midoobay oo markii ugu horaysay waxa ay shaaca ka qaaday in deegihii loogu tala galay dadkii ay abaaruhu kasoo barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya Sanadkii 2011 la dhacay.
sun ala ha uga dhigo dadka dhacaya gargarka dadka dhibateysan lo so direy, ilaahow adaa weyn oo cadil ah umadan tuuganimada caadeystey umada ka qabo ..
in la dhaco Qoxootiga oo lagu xad gudbo waxaa 2011kii sababteeda waxaa lahaa madaxdii iyo masuuliyiintii dowlada iyo xildhibaanadii D/M iyagoo xiligaas Gudoomiye Baarlamaan iyo Wass. Gaashaandhig oo raKiisulwasaare ku xigeen ah ooabaaraha iyo gurmadka loo xilsaarey hadii ay kuwaas wax ma tarayaal umada hor taagan ay noqdeen D/M weligiis wuxuu ahaanayaa Irmaan oodan ama bakaar duugan oo hawiye iyo daarood u xareysan meel walba
teeda kale waxaa la og yahay oo magacyadooda iyo tirada kaaraka kumaanka kun ee qoys magacooda wax ku qaatey oo hanti iyo baabuur ka sameystay.

Ilaahayoow Roob niin sheen ama Riinow
Comments are closed.