Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in amaanka magaalada uu faraha ka baxay,islamarkaana maalmahii ugu dambeeyey ay ka dhacen magaalada falal dilal ah oo ku saleysan xaga qabaa’ilka,mana jiraan ayey yirhdeen wax maamul ah oo ka howlgala magaaladaasi,marka laga reebo Axmed Madoobe iyo Macalin Maxamed oo labadooduba ka wada tirsan Raaskambooni.
Hadaba si aan arimahaasi oo idil faah faahin uga helno ayaa waxaan ka wareysanay Nabadoon Cumar Cali Dirshe(Ilkacase)oo ka mid ahaa Ergooyinka Kismaayo waxaana dhinaca kalena uu soo hadal qaadey arinta ku saabsan Gobolada K/Galbeed shirka ka soconaya Magaalada Baydhabo oo uu u muujiyey kalsooni.
Su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa ahayd waa sidee Xaalada Magaalada Kismaayo,waxaana uu yiri?
Nabadoon Cumar Cali Dirshe oo ka hadley arimo badan(1)
Saas ayaa lagaa rabaa dowlada koonfur galbed waa xalal waye qofkii ka maqnaado nasibkisa
waxaa iga suaal ah maamulka aad dhisi rabtiin d/m lama maqlo seywax usocdaane mana qaan shirka muxuu unoqday waxaan dhamaadleheyn ileen madhihi karno dowladaa carqaladeyneysa iyadaaba teeda haystee oo wexey tawar uladahay exkontorol balcad ilaa ceelasha biyaha ee waafursee maxaad ufadhidan maad maamulkiina dehdeg kudhistaan ileen waad ujeedaan in buutland laidinka musaafirinayo hadana xawaadle idinku daray oo aad taarget noqoteen ee tawarxumo maidinheystee taloxumaa idinhaayo oo idinka iskumashquulay sida dowlad kusheegan safarow
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xashii xaaraan lagu heshiyo xaaraan lagu kala tagaa awalba xaaraan leey eheed
xashiis xaaraan ah meel uu gaareyo malahan akhwaani ee ee koonfurgalbeed hatashtaan
digil i mirifle iyo dadka la dega k/galbeed wey sameysan doonaan maamul xaq ah oo ka shaqeeya danaha shacabka..mana degdegayaan sidii raskambooni oo kale.. mar dhow waxaan rajeynayaa in uu soo dhamaado shirka laguna doorto hogaamiyeyasha mamulka k/galbeed soomaaliya..wbtfq
Comments are closed.