Malaaq shiine oo ka mid malaaqyada kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya ayaa sheegey in kulankii maanta qabsoomi lahaa uu ku yimid dib u dhac kaasoo uu sabab uga dhigey wafdi ey sugayeen in uu maanta tago magalada baydhabo oo iman waayey.
Malaaqa ayaa waxaa kaloo uu intaasi ku darey in kulankii maanta qabsoomi lahaa la qaban doono maalmahan soo socda.
Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com