Waxaa Maanta Mar Kale Dib lo dhigay Doodi ku Aadanayd ka Doodista Mooshinka Kadhanka ah Xukumadda Riiusl Wasaare Saacid.
168-xildhibaan ayaa mooshinka soo gudbiyey inkastoo magacyada 83 xildhibaan laga hor akhriyey Baarlamaanka kuwaasi oo diyaar u ah doodooda xukuumada ka dhanka ah inay soo gudbiyaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com