Dhegayso…Gudigii loo saaray xalinta dagaalkii Luuq oo rajo muujiyay

0
70

sayidMas,uuliyiinta isugu jira Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo Xubno ka tirsan Maamulka  Dowlada ee Gobolka Gedo oo maalmahii dambe ku sugnaa Magaalada Luuq,halkaasi oo ay ka wadeen o Wanwaan nabadeed oo ay ka dhexwadeen Labo Beelood oo xiisad colaadeed ay ku dhex martey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo .

Xubnaha Gudiga ayaa waxay rajo wanaagsan waxaa ay ka muujiyeen ilaa iyo hadda heerka ay marayaan nabadeynta dhinacyadii ku lugta lahaa Coladaasi oo sababtey dhimashada ilaa 2 ruux iyo dhaawac ilaa 3 kale,iyadoo maalmaha soo socdana la sheegayo in magalada la keeni doono labo ruux oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyen dilalkii ka dhacay Luuq si sharciga loo mariyo.

Xubnaha Gudiga nabadeynta ayaa waxaa ka mid ah Maxamuud Sayid Aden oo horey uga mid ahaan jirey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya,Hadaba su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey Maxamuud Sayid ayaa waxay ahayd halka ay wax marayaan ilaa iyo iminka,waxaana uu yiri

Halkan ka dhegayso Maxamuud  Siid

Mobilkaaga ku dhegayso