Dhegeysiga CodadkaWadajirradio AtlantaWARARKA Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta ee maanta By admin - December 2, 2013 0 65 FacebookTwitter –Madaxweynaha Soomaaliya, oo canbaareeyay dagaalbeeleedyada ka jira qaar ka mid ah gobalada dalka —Ra’isulwasaare Saacid: “XUKUUMADDU WAXAY KU ADKAYSANAYSAA IN LA SIIYO FURSAD AY ISKU DIFAACDO”Warsaxaafadeed —-Xildhibaan kasoo horjeestay kulankii maanta baarlamaanka loogu diiday in Xukuumada saacid ay isku difaacdo. —Maalinta HIV-oo muqdisho,Garowe iyo Cadaado laga wada xusay. —Macalimiin Iskool iyo dadkale oo Afgooye maanta lagu xiray kadib kolkii Miino loo dhigay ciidamada Amisom. —Xabadjoogin KMG ah oo la dhexdhigay Beelaha Shiidle iyo Abgaal.(Nabadoon CabdiFataax Macalin Maxamuud ayaan ka wareysanay) –Raisulwasaaraha Itoobiya oo sheegay inay ogolaadaan codsi kaga yimid QM —Rajo laga muujiyey Dadaalo Nabadeed oo ka soconaya degmada Luuq ee gobolka Gedo. —Axmed Madoobe oo ku dhawaaqey in 3 maalin gudahooda in uu soo magacaabi doono Gole Wasiiro iyo Xildhibaano Maamulka KMG ee Jubba. —Ciyaartoyda Soomaaliya oo laga adkaaday kulankii labaad oo ka tirsan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Afrika. Halkan ka dhegayso warkii oo dhanUnknown Album Ku dhegayso Mobilkaaga Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)