Dhegeyso: Ciidamada Madaniga Degmada Afgooye iyo kooxo hubeysan oo maanta ku dagaalamey Degmada Afgooye

14
95

afgWarar kol dhow inaga soo gaarey degmada afgooye ayaa waxaa ey sheegayaan halkaasi uu ka dhacay dagaal qasaaro kala duwan geystey dagaanka ayaa waxaa uu dhex marey dhalinyaro ka tirsan deegaanka iyo kooxo duulaan kusoo qaadey.

Si aan wax ugu ogaano dagaalkaas ayaan qadka telfoonka ku wareysaney Abaanduulha Ciidamada Madaniga ee Degmada Afgooye Siid Maxamed Nuur awal  wuxuuna inoo sheegey in ey la dagaalamayaan kooxo xoog ku heystey degmada afgooye in ka badan 23 sano wuxuuna intaas ku darey iney la dagaalami doonaan.

 
Wareysi Siid Axmed Nuur

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Wareysi Siid Axmed Nuur Mobil

 

Daafeet.Com

14 COMMENTS

  1. aniga waxaan dhihilahaa kan afgooye madaxda u ah iyo kan markaba ha la bedelo hana loodhiibo niman geesiyaal ah oo dadkoodana dhibka laguhayo kahadla oo calooshood u shaqeystiyaal eheyn, sida wiil kaan meeshaan ka hadlaayo ookale, habir gedir ku filan mooskii 23 sano .wixii ka badan hadeynagabarharin yaan loo dul qaadanin. arbaca rukun gadaal ha ka marto meeshaasayuu xaduudena ku eg yahaye.

  2. A/aleykum waad mahadsantihiin dhamaantiin ka saara degaanka tuugada cadeystay in ay ku qayilaan dhaca degaanka oo 23 sano xaraanta ku haystay degaank aniga waxaan leeyahay dhamaan gobolka ka sifeeya xaraantaan aan la garaneynin goorta ay dhergayaan waa wax lala yaabo dad aan xishooneynin odayaadhoodana aan xawa ubsheegaynin oo islaam sheeganaayo hadana dulmigana ku jiro wax lagu tilmaamo aniga ma aqaan ilaah ayaa idinla jira ka saara degaanka dadka fidnada iyo fasaadka umada ku haayo.mahadsanidiin

  3. boqortooyadi hadey fadhiga ka kacday masha alaah inta dhiman wey kacen alow madaxoda kor ka yeel dadka dholkooda cadowga ka xureysanayo amiiiiiiiiiiiiiiiiin dhaha

  4. kkkkkkkkkk galade hade xabada bilawen gobolka shabelha hoose waa xurowey maxa yeley galade dadka ugu dagan waye gobolka awey shancelomd maxa sugaysin walalihina cawiya idinkana dhankina ka bilawa si xabada gobolka dhan ugu fafto si logu xureyo gobolka chance ya lasinin chance hade siyan wey idinka faidaysanayn

  5. asc waxaan layaabanahay aniga ninkaan baqtimaal meeshuu warka ka keeno waa balan hadii aan soomaaliya madaxweeno ka noqdo inaan sida juushka loo galay dagaalkii labaad ee aduunka inaan u gali doono baqtimaal aniga kuma kacsini galadi waa dad fiican raxan weena dagaal nagama dhexeeyo laakiin nimankaan Baqtimaal waan u dhaarsanahay runtii saan u ceersado oo aan bada uGu wado shubo ilaa aan ka safeeyo soomaaliya oo dhana idin ka harimaayo waana iga balan waxaana ahay jenaraal isku darsaday qibrado badan waana balan.

  6. Wlh sar ayaa larabaa moriyanta iska fijiya cudar cunow ayey barteen wll muno kan afgoye gadomiyaha u,ah waa habargidir waye qof kale ha umaleynin dadki sh. Hose lahaa wali way jiifan

  7. aniga awaxaan dhihi lahaa meeshii gelidi ka kacay habir gedir waa maalintii ay kob gu,i lahayd dadka mnagu dheereyeyba waa iyaga iyo siidi kan marko haysta, ee kaca walaahi idinkaa ka geesisan. ee beertiina iyo bedkiina iyo naagtiina yey idinku maamulinee. baydhabo iyo xamar.ilaaa xamar iyo kismaayo yaan haber gedir lagu arkin.fiiriya gasaarugude iyo gabaaweyn sey gedo u xureysteen oo loogu danbeeyo luuq,fiirya biimaal sida gesinimadaleh uu muujiyey.ha lagu jahaado habirgedir.

  8. masha alah wa arin lagu farxo in ay rer afgoie iska dhiciyan moryanta rer galmaduud. hadan nahay besha bimal waxan diyar u nahay in an gacmaha is qabsano walalahena digil oo an codowga iska saarno e dhankina ka wada, dhankena mar hore ayan bilowney

  9. RABGII AAN RUMEYNEY BAA RIYADA RUN KA DHIGEY

    Waraabihii Waayeel iyo Waxgarad
    Wadada ka Weeciyey Warkiisa Waan
    Sugayey Waxaan dhooraba Wiilbaa
    Warankii la heley Wuxuu yiri Wariyaa
    Waraabow Waxbadan Waad Wasaqeysey
    waadna sii Waalaneysaa waranka inaan
    Wadada kaaga Weeciyo Waajib soo ma’ahoo
    Waraabow Waxaad Wasaqeysey Waan ka Wada
    Warqabnaa Waxaasna Waayeel iyo Wax garad
    Waxba kama Weydiin.

    Qoom haduu Qeyliyo Qeyliyo Quluubtooda wey
    Qayirmeysaa Qaran Qiyaano lagu Qeybsanayo
    Quluubtoo dhan mawada Qanciyo Qoomkii Qirana
    Qiyaanada Qori ayaa lagu Qancinayaa Qoom baa
    Qaati taagan Qeyrkoda ku dhega Qeylinaayo Qoombaa
    Qadey Qoomna Qaxwey ku Qoslaayaan Qalad ma’hee
    Qoondadaada Qeybtaan Qaxarka ku Qoreen Qaranka
    Qadiyadeyda Qaahira ilaa Qaramada midoobey wey ku
    Qorantahay waxaan Qori a’heyn ma igu Qancin kartid
    Qaladkaaga waa Qeeybtaada aan Qaate Qosolna igu
    Qanci Qorshahaas Qoom ayaa lagu Qalibey intan lagu
    Qalibin anaa iska kaa Qarinaayo.
    TALADA ADAA KU NOOL IYADA KUGUMA NOOLA.

  10. allaahu akbar allaahu akbar wale weligey wan ku taami jiray in aan arko maanta waan gaarnay garabna waan helnay alloow walaalaheynna midey xaq ayaa soo dilaacay alloow guusha nasii gaashaan keena guusheenii hore alloow inoo soo celi cir iyo dhul alloow adaan taageera kaarabnaa

  11. Dhamaantiina wt mahadsantii inta ra,igoda ka dhbatey # shacab weynaha reer koonfur galbee waxaan ugu baaqeyaa iney garbaha isqabradaan nabada cadowgana ney iska xureeyaan wilka hakaba ugu qornanthy gawaygaaga aad soqortey wt ku mahadsanthy

  12. muqdisho ninka watow meesha kuma qaado baqtiyahow ninka kaa hortaagan ee kuu diiday inaad afgooye soo dhaafto waa aniga maantana haday walaalaheen reer afgooye kaceen arbaca rukun

  13. Wiil biimaal kan afka ha iskaga wasaqeyn waa baqti xaaraan ku naaxey midka aan ka hadlayo waa kan muqdisho soo qaatay…
    Muqdisho ninka soo qaatay waxba hala harin…
    Hadaba ma adigaa wax la raray mar hadii aad maciin biday inaad hub dowladeed soo qaadato sidaas ay tahay aad ku soo jabtay dagaalka..
    Ma ogtahay midka kugu kalifay inaad afgooye so dhaafi weyday inuu biimaal yahay..
    Horena waa kugu sheegay muqdisho iska tirtir ee wiil habar gidir ku soo qoro…
    waxaana qiyaasaa isla saacadan la joogo in aadan ku sugneen wadanka gudihiisa waayo hadii aad wadanka ku sugan tahay waad ogaan lahayd halka aad hadda ku sugan tahay iyo sida lagaaga soo sifeeyey marka ilaa laanta buuro oo aadan talaab xitaa soo dhigi karin..
    Magac walba waad soo qaadateen ama xisbul islaam ha ahaado ama shabaab ha ahaado ama dowlad ha ahaado ama hogaamiye kooxeed ha ahaado..intaasna aysan ku dhamaan biimaal…
    maanta kadibna waa inoo dagaal hal nin biimaal hadaad dishaan inaan nin habar gidir uga aargudeyno kadibna aan aragno meesha ay tageyso…
    Ha nagu kalifay istubidyow inaan afka kala furno..
    Mana kaftano hadii aan nahay beesha biimaal waa ka dhaweenaa..
    maantidana ma laayno…
    idinka waxaa idinku ognahay maatida keliya inaaad leysaan goob dagaal marka leysku yimaadana aad dhahdaan waa isir naceyb iyo waa saas…

Comments are closed.