Gudoomiyaha Barlamaan Prof Maxamed Cisman Jawaari ayaa ku dhawaaqey go,aankii ey gaareen xildhibaanada baarlamaanka jawaari ayaa sheegey in xukuumada Saacid ey dhacdey fariina uu u diri doono madaxweynaha si uu mudo 30 casho gudaheed uu u soo magacaabo reysulwasaare kale ilaa intaasna uu saacid sii heyn doono jagada.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com