Waan hanbalyaynaayaa dhalinta qurba joogta ah ee xilka iska saaray inay umadooda Digil iyo Mirifle intay meel isugu keenaan ka hadlaan wadajirkooda.
Waa arin aad u fiican waxaana leeyahay hala taageero oo halagu taageero dhalinteena dhaqaale iyo weliba imaansho la wada imaanayo kulanka laguna muujinayo midnimadeena.
Ogow walaaleey Digil iyo Miriflow midnimadeena maanta khatar aad iyo aad u weyn ayay ku jirtaa oo waxaan ku dhownahay in Daarood iyo Hawiye ay na qaybsadaan.
Marka waa kartaaye taageer shirka muujina awoodaada oo imaaw shirka cadowgaagana tus cududaada.
salaam caleykum, horta yaan waxba dadka laysku dirin, hawiye iyo daarood waa dad Soomaaliyeed, balse digil iyo digil xaq bay u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan. Taas micnaheeda ma aha in reer lala dagaalsan yahay,ama qolo duullaan lagu yahay. Soomaali ha u midoodo cadowga 90 milyunka ah ee itoobiya.
ilaahay ha idin garab galo dadaalayaad wadiine.
Garabkina alaha galo

Comments are closed.