Waxaa kol dha lasoo gaba gabeeyey kulankii kasoonida loogu qaadayey dowlada uu hormuudka ka yahay reysulwasaare saacid kulankaas ayaa waxaa soo xaadirey 259 xildhibaan waxaana kalsoonida kala laabatey 184 xildhibaan waxaana xukuumada codka siiyey 64 xubnood.
Daafeet.Com